✦ Artificial Intelligence — 2026

AI-ga ku
horumar, ku xir,
kuna baro

IsBar AI waa platform-ka kuu sahlaya inaad AI chatbot-yada, video-ga, web-ka, iyo automation-ka ku dhisto si fudud oo casri ah — dhammaan meel kasta.

50+

Mashruuc La Dhameeyay

98%

Macaamiil Ku Qanacsan

24/7

Taageero Joogta Ah

Waxa aan ku caawin karno

IsBar AI waxay bixisaa 4 adeeg oo AI ah oo casri ah — dhammaantood guriga laguu sameeyaa.

🤖

AI Chatbot

Samee chatbot-yo caqli leh oo uga jawaaba macaamiishaada, iibka kordhiya, oo 24/7 shaqeeya.

🎬

AI Video Editing

Ku dar AI video-yadaaga — auto-editing, captions, effects, iyo qaabab casri ah oo soo jiita.

🌐

AI Web Design

Dhise website-yo AI ah oo modern, responsive, oo leh qaabab iyo animations soo jiidasho leh.

Automation

Automate shaqooyinkaaga — social media, email, data entry, iyo habab kale oo waqti badbaadiya.

Waa maxay sababta IsBar AI?

Waxaan nahay kuwii ugu horreeyay ee AI-ga Soomaaliyeeya — fudud, casri, oo la isku halleyn karo.

🇸🇴

Soomaali Ku Hadal

Adeegyada oo dhan waxay ku shaqeeyaan luqadda Soomaaliga — fudud oo cad.

24 Saacadood

Mashruucaaga waxaan ku dhamaynaynaa 24-48 saac gudahood.

🔒

Ammmaan Buuxda

Xogtaada waa ammaan — sir iyo kalsooni waa tan ugu muhiimsan.

💬

Taageero 24/7

Waqti kasta oo aad baahan tahay caawimo, waan haysanaynaa.

🎯

Natiijo Dhab ah

Mashruuc kasta wuxuu leeyahay natiijo la qiyaasi karo — qiimo dhab ah.

💰

Qiimo Jaban

Waxaan nahay kuwa ugu jaban suuqa — tayo sare, qiimo dhexdhexaad ah.

🤖

IsBar AI

AI-ga Soomaaliyeeyey — Fudud, Casri, Kalsooni

Chatbot Video Web Auto

Maxay tahay IsBar AI?

IsBar AI waxaa sameeyay Mohamed Yasin (Faratoon) — khabiir ku takhasusay AI, Automation, iyo Web Development.

Waxaan u aasaasnay si ay ugu adeegto bulshada Soomaaliyeed — dadka doonaya inay AI ku horumaraan, shaqooyinka casriga ah qabtaan, oo ay ka faa'iidaystaan teknoolojiyadda cusub.

  • AI Chatbot Development
  • AI Video & Web Design
  • Social Media Automation
  • Fiverr & Upwork Freelance
  • Taageero Somali ah — Afkaaga hooyo

La xiriir IsBar AI

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo? Soo dir fariin — waxaan kula xiriirnaa 24 saac gudahood.

Xogta Xiriirka

Waqti kasta oo aad noo baahan tahay, waa ku xiriiri kartaa:

📞 780-335-8180 | 587-306-4137
📍 Edmonton, Alberta, Canada
🛒 Fiverr

✧ Diyaar!

Waxaan u shaqeynayaa guriga (remote) — diyaar inaan bilaabo isla markiiba.